Dalkii todobaad ee ka tirsan Afrika oo hawada u diraya dayax gacmeed

Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay iney sanadka soo socda ee 2019-ka ay markii ugu horreysay hawada sare ay u direyso dayax-gacmeed ay leedahay. Xafiiska isgaarsiinta ee dalka Itoobiya ayaa sheegay sameynta dayax-gacmeedka Itoobiya iney iska kaashadeen Khubaro ka kala socday Itoobiya iyo Shiinaha. Itoobiya oo ka mid noqoneyso 7-da dal ee qaaraddan Afrika oo yeesha dayax-gacmeed … Continue reading Dalkii todobaad ee ka tirsan Afrika oo hawada u diraya dayax gacmeed